|
|
|
|
|
Aragtida Aqristaha HobyoNet |
|
|
 |
|
|
Hobyonet .Com Talaado June, 30, 2009 |
|
|
Tiro
madafiic ah oo aan loo meeldayin ayaa galabta lagu
garaacay qeybo ka mid ah degmeda Kaaraan
ee gobolka Banaadir, kuwaasoo geystay qasaare dad rayid ah.
|
|
|
3
qof oo labo ka mid ah askar yihiin ayaa ku dhintay 5 kalena
dhaawacyo ayaa soo garay
qaraxyo iyo tacshiirad maanta ka dhacday degmooyinka Waabari iyo
Dherkenleey ee gobolka Banaadir.
|
|
|
Gudoomiyihii
maxkamada racfaanka maamulka magaalada
Beledweyne oo
saakay ku dhawaaqay inuu iska casilay
xilkiisii, isagoo sheegay inuu noqon doono nin
shacab ah. |
|
|
Is
rasaseyn mudo kooban socotay oo u dhaxeysay
ciidamada dowlada iyo
kooxaha ka soo horjeeda
ayaa waabarigii saakay ka dhacday xaafado ka
tirsan degmeda W/dhiigleey ee magaalada
Muqdisho. |
|
|
Maamulka
islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ayaa ku
hanjabay iney weerar ku qaadi doonaan wadamada
deriska ah sida Itoobiya iyo Kenya. |
|
|
Hobyonet .Com Isniin June, 29, 2009 |
|
|
Hogaanka
ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa wacad ku
maray in mudo
48saac gudahooda ay wax ka qaban doonaan
cabashada bulshada ee ku aadan ciidamada. |
|
|
Xildhibaan
Salaad Cali Jeelle oo la hadlayay xildhibaanada beesha
Hawiye ayaa toos u weeraray xildhibaanada iyo Wasiirada qurba
joogta ah. |
|
|
Qarax
qasaare geystay oo xalay ka dhacay xaafada Hawl-wadaag ee
magaalada Beledweyn iyo
magaaalada oo saakay xasilan |
|
|
Hobyonet .Com Axad June, 28, 2009 |
|
|
Sh
Shariif “Sh Xasan Daahir waxaan saaxiib ku
ahayn in dalkan la xoreeyo
laakiin hada arinkaasi
waa ka leexday, hada waxaa la jooga saraakiil
u dhalatay Eretria oo dagaalka u qorsheeya”. |
|
|
Ilaa
13 qof oo u badan dad rayid ah ayaa ku
dhaawacantay duqeymo
manta ka dhacay degmooyinka Hodan iyo Kaaraan
ee gobolka Banaadir. |
|
|
Axmed
Cali Hiloowle musharaxa doorashada madaxweyne ee
maamulka Galmudug ayaa sheegay inuu ku
rajo weyn yahay wax badan inuu ka bedelo dhinaca horumarka hadii
isga la doorto.
|
|
|
Dagaal
u dhaxeeya xarakatul Shabaabul Mujaahidiin iyo
xoogaga
maxkamadaha islaamiga ee taabacsan dowlada
KMGah ayaa saakay ka qarxay degmeda Ceelbaraf
ee gobolka Sh Dhexe. |
|
|
Hobyonet .Com Sabti June, 27, 2009 |
|
|
Madaxweynaha
dowlad goboleedka Galmudug State Prof Max’ed
Warsame Kiimiko ayaa maata ku dhawaaqay inuu
isga tagey xilkiisii, xili maamlmo kooban ay
ka harsaneyd doorashada maamulkaasi. |
|
|
Gudoomiyihii
hore ee maamulka degmneda Barawe C/llaahi
Xalane
Dhuxuloow ayaa goor dhaw waxaa xabsiga u
taxaabay ciidamo ka tirsan xarakatul Shabaabul
mujaahidiin. |
|
|
Madaxweyne
Sh Shariif oo hanbalayo ku aadan maalinta
xoriyada Jabouti u
diray dowlada iyo shacabka reer Jabouti, iyado
wafdi ka socda dowladuna uu ka qeybgalayo
damaashaadka maalintaasi. |
|
|
Dowlada KMGah iyo ururka
Xisbul Islaam ayaa isla qiray in dhibaatada
ugu badan ee dagaaladu sababaan ay ku dhacdo
dadka rayidka ah balse aysan jirin…… |
|
|
Hobyonet .Com Khamiis June, 25, 2009 |
|
|
Iska
horimaadyo iyo duqeymo madaafiicda kala duwan
ayaa manta ka
dhacday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho,
iyadoo 10 qofna la shegay iney ku dhaawacmeen. |
|
|
Afar
dhalinyaro ah ayaa manta mid kasta waxaa laga
gooyay lug iyo
gacan is dhaaf ah, ka dib markii ay sidaad ku
xukuntay maxkamada xarakada shabaabul
mujahidiin gudha Muqdisho. |
|
|
Ciidamada
Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa la
wareegay gacan
ku haynta degaanka Ceel Baraf ee gobolka
Sh/dhexe, halkas oo ay horay u joogeen
islamiyiin dowlada tabacsan.
|
|
|
Ra’isal
wasaraha Itoobiya Meles Zanawi ayaa cadeeyay
in kooxaha
dowlada KMGah ka soo horjeeda aysan awood u
lahayn iney afka ciida u daraan dowladaasi. |
|
|
Hobyonet .Com Arbaco June, 24, 2009 |
|
|
Hogamiyaha
Xisbul Islaam Sh Xasan Daahir Aweys ayaa ku
celiyay iney ka
digayaan faragelin laga
sameeyo arimaha gudaha Soomaaliya xaga ciidan
iyo mid siyasadeed. |
|
|
Gudoomiyihii maamulka
degmeda Beled Xaawo Axmed Max’ed Yuusuf
(Barkuus) ayaa shegay inuu isga tegay xilkii uu
hayay, ka dib markii halkaasi laga dhisay
maamul kale. |
|
|

Doorashada madaxtinimada dowlad
goboleedka Galmudug State oo
magaalada Gaalkacyo gilgishay kana dhigtay meel loo soo dalxiis
tegay.
|
|
|
Xildhibaan
Max’ed Dhaqane oo maalintii shalay garay
magaalada
Beledweyn aya sheegay in wada hadlo ay u
socdaan iyaga iyo xoogaga Xisbul islaam iyo
xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ee jooga
gobolka Hiiraan. |
|
|
Wasiirka
isbootiga Suleymaan Colaad Rooble oo ku
eedeeyay hey’ada
caalamiga ah ee FIFA
iney lunsatay dhaqaalihii lagu talagalay
dhismaha garoonka kubada cagta ee Banadir
Stadium. |
|
|
Hobyonet .Com Talaado June, 23, 2009 |
|
|
Dagaal
goos goos ah ayaa maanta mar kale dib uga
bilaawday xaafado
ka tirsan degmeda Kaaraan, inta la hubana
waxaa ku dhaawacmay sadex caruur ah. |
|
|
Hal
ruux ayaa ku geeriyooday 4 kalena waa ku
dhaawacmeen ka
gadaal markii gari
rakaab ahaa ooy dadkaasi la socdeen ay koox
burcad ah ku rasaaseysay inta u dhaxeysa
degmeda Jowhar iyo deganka Buurane. |
|
|
Dowlada
Kenya ayaa iska fogeysay in ciidamo ay
leedahay loo soo diri
doono gudaha Soomaaliya, xili wasiirka arimaha
dibadana uu dhawaan cadeeyay in ciidamo loo
dirayo. |
|
|
Magalada
Beledweyn waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhaqan
galay bandow
ay ku soo rogen mamulka islaamiga ah ee
halkaasi ka arimiya. |
|
|
Hobyonet .Com Isniin June, 22, 2009 |
|
|
Madaxweyne
Sh Shariif Sh Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay in dalka
uu ku jiro xaalad deg deg ah, ka dib shir jaraa'id uu ku qabtay
xaafiiskiisa.
|
|
|
Gudoomiyaha
xirirka Soomaaliyeed ee kubad cagta Saciid Max'uud Nuur
(Mugaanbi) oo hanbalayo u diray
dhigiisa Jabouti Xuseen Faduul oo mudo afar sano ah dib
loo doortay.
|
|
|
Xarakatul
Shabaabul Mujaahidiin ayaa digniin culus u
jeediyay
ganacsatada Soomaaliyeed ineysan dalka soo
galin Karin cunto waqtigeedii dhacay. |
|
|
Ciidamada
Itoobiya ee fariisinka ku leh isgooyska
Kalabeyrka ee gobolka
Hiiraan aya bilabay dhaqdhaqaaq ciidan iyo
baaritaano ay ku sameynayaan gaadiidka u kala
goosha gobolada dhexe iyo kuwa Konfureed. |
|
|

Waxaa sii kordhaya
qasaariha nafeed ee ka dhashay duqeyn culus oo
gelinkii
danbe ee shalay lagu qaaday xaafado ka tirsan
degmeda Yaaqshid ee magalada Muqdisho. |
|
|

Waxgaradka maamul
goboleedka Galmudug State ayaa ugu baaqay
dhinacyada isku
haya magaalada Muqdisho iney joojiyaan
dagalada aan natiijada lahayn ee ka soconaya
halkaas. |
|
|
Hobyonet .Com Axad June, 21, 2009 |
|
|
Iska
horimaad mudo kooban socday oo ay ka danbeysay
duqeymo xoog
leh ayaa galabta ka dhacay isgooyska Sanca ee
degmeda Kaaraan, kaas oo dhaliyay qasaare dad
rayid ah |
|
|
Mid
ka mid ah xildhibaanada baarlamanka KMGah ee ka soo jeda
gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay inuu bedeli doono howlihii uu
Col Cumar Xaashi ka waday gobolka Hiiran.
|
|
|
Ciidamada
Itoobiya ayaa soo buuxiyay degaano ku dhaw
dhaw xuduuda
Soomaliya, xili afhayeen u hadlayna uu shegay
ineysan gudaha u geli doonin ciida Soomaaliya
howlo yar yar ma ahinee. |
|
|
Xaalada
goobihii ay dagaladu ka dhacayeen maalmihii la
soo dhaafay
ayaa saakay waxaa laga dareemaya xasilooni aan
buurneyn, iyadoo rasaas teel teel ah mar marka
qaar la maqlayo. |
|
|
Hobyonet .Com Sabti June, 20, 2009 |
|
|
Golaha
wasiirada oo kulan manta ku yeshay magaalada
Muqdisho ayay
soo saaray in dalka la galiyo xaalad deg deg
ah mar hadii la joogo xiligii ugu qatarta
badneyd. |
|
|
Sh Aadan Madoobe oo goor dhaw sheegay in
beesha calamka ay ka
codsanayan in 24 saac gudahooda ciidamo ugu
soo diraan, isagoo si gaar ah carabka ugu dhuftay ciidamada
Itoobiya.
|
|
|
Dagaal
manta mar kale dib uga bilaawday qeybo ka mid
ah degmeda
Yaaqshid, iyadoo ciidamada dowladana ay ka
baxeen fariisimo ay halkaasi ku lahayeen. |
|
|
Wasiirka
warfaafinta dowlada KMGah Farxaan Cali Max’uud
ayaa ku
eedeeyay dilkii xildhibaan Max’ed Xuseen
Cadoow iney ka danbeeyen xubno ajnabi ah oo ka
dagaalamay xaafadaha degmeda Kaaraan. |
|
|
Golaha
amaanka Q/M iyo dowlada Mareykanka ayaa dhankooda
canbaareyay qaraxii ka dhacay magaalada
Beledweyn ee lagu dilay wasiirka amniga dowlada KMGah iyo
sarakiil kale.
|
|
|
Hobyonet .Com Khamiis June,18, 2009 |
|
|
Madaxweyne
Sh Shariif oo maanta shir jara'id ku qabtay Muqdisho ayaa
ka tacsiyeeyay geeridii ku timid
wasiirka amniga, isagoo ku eedeeyay iney fuliyeen kooxo aan
dalka nabad u rabin.
|
|
|
Afhayeenka
Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin Sh Cali Max'uud Raage
ayaa sheegay in ay masuul ka yihiin qaraxii saakay lagu
qaarijiyay Cumar Xaashi iyo masuulin kale.
|
|
|
Wasiirka
Amniga qaranka Col Cumar Xaashio iyo danjire C/kariin Laqanyo
ayaa la xaqiijiyay iney ku geriyoodeen qarixii is miidaaminta
ahaa ee saakay ka dhacay Beledweyne.
|
|
|

Dagaal maalintii sadexaad dib uga
bilaawday duleedka Bari ee magalada
Muqdisho, ka dib xasiloon saacdo ah oo
maanta ka jirtay magalada.
|
|
|
Ku
dhawaad 20 qof ayaa ku dhimatay tiro ka badan waa ku dhaawacmeen
qarax maanta lala beegsaday hoteel u ka degan yahay magaalada
Beled weyn wasiirka amniga Col Cumar Xaashi.
|
|
|
Hobyonet .Com Talaado June,16, 2009 |
|
|
Galmudug waxaa ka
halaabaya wax badan oo ay ka mid yihiin
maamulka jilicsan ee hada heystaan, hadii lala
tashado
qurbajoogta damaca xun iyo daneystayaasha
xariirka soke lala leh Puntland.(Cumar
Yuusuf) Cumar111@hotmail.com |
|
|
Madaxweyne
C/raxman Faroole oo ku tilmaamay cidamada
dowlada KMGah
ugu talagashay la
dagaalanka burcad baddeda mid sharci daro ah
oo hunguri lahu doonayo. |
|
|
Afhayeen
u hadlay maxkamnadaha islaamiga ee taabacsan
dowlada KMGah
ayaa xaqiijiyay in gaadiid dagaal looga qaatay
dagaalkii saakay ka dhacay aaga Galgalato,
iyadoo dhanka kaleto uu halkaasi ka jiro
barakac baahsan oo dadka rayidka ah. |
|
|
Xarakada
Shabaabul Mujaahidiin ayaa guulo balaaran ka
shegtay
dagaalkii saakay ka dhacay degaanka Galgalato,
iyagoo wacad ku maray iney sii wadayan
dagaalada. |
|
|
Dagaalo
goos goos ah oo u dhaxeeya ciidamada dowlada
iyo kooxaha ka
soo horjeeda ayaa saakay waabarigii ka qarxay
degaanka Galgalato ee duleedka Bari
magaalada Muqdisho. |
|
|
Gudoomiyaha
barlamaanka KMGah Sh Aadan Madoobe ayaa ugu baaqay
xildhibaanada Muqdisho ka maqan iney deg
deg u soo gaaraan, xili uu dhamaaday waqtigii uu horay ugu
qabtay.
|
|
|
Hobyonet .Com Isniin June,15, 2009 |
|
|
Col
Cumar Xaashi “Ciidamada
Itobiyaanka ee fadhiya Kalabeyr
waxay u joogaan si kumeel gaar ah ee ma ahan
kuwo rigli ku noqonaya halkaasi”. |
|
|
Muran
xoogan ayaa la sheegaya inuu soo kala
dhexgalay golaha odoyaasha
dhaqanka beelaha Hawiye,
tasoo sababtay in qaarna suuqa Bakaaro weli
joogaan kuwo kalena ay dowlada marti u
noqdeen. |
|
|
Hey'ada
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay iney bilaabeyso baritaano
ay ku oganeyso sida uu raashinka
loogu talagalay qaxootiga iyo kuwa barakacay uu suuqyada
Muqdisho u galo.
|
|
|
Horumarka Galmudug Waxa
ka Dhiman Kaalinta
Aqoonyahanka By:Cumar Axmed (Turde)
USA.(doodii
furneyd) |
|
|
Hobyonet .Com Axad June,14, 2009 |
|
|
Madaxweyne Sh Sharif oo
u qiil dayay masuuliyiinta dowladiisa ku jira
ee gabood falada geystay xiligii dowladii Col
C/llaahi Yuusuf iyo ciidamada Itoobiya ay
dalka joogeen. |
|
|
Is
rasaaseyn sababtay qasaare dhimasho iyo dhaawac oo u
dhaxeeysa ciidamo ka wada tirsan dowlada KMGah ayaa hatan ka
soconeysa isgooyska Ex kontorool Afgooye.
|
|
|
Burburka maamulka Galmudug waa masiibo
soo wajaheysa
dadka iyo deganka Galmudug ku abtirsada, maxaa dhisan waxaan ka
leeyahay (Sadar muuqda su'aal ka dhan).
|
|
|

Yuusuf Indha Cadde oo shegay in
dagaalka ay kula jiraan kooxaha
dowlada ka soo hoorjeeda uu yahay nasteex loo wado kooxahaasi.
|
|
|
Afhayeenka
maamulka Islamiga ah ee magalada Kismaayo Sh Xasan
Yacquub ayaa hanjabaad kulul u jediyay dowlada Kenya iyo dhaman
dalalka ku howlan in ciidamo Soomaliya u soo diraan.
|
|
|
Colaada Muqdisho oo ka
sii dareysa iyo hoos u dhac ku yimid sicirka
ganacsiga Hubka ee suuqa Cirtoogte ee
magaalada Muqdisho. |
|
|
Hobyonet .Com Sabti June,13, 2009 |
|
|
Masuuliyiinta
X.SK.Cagta oo dalka dib ugu soo labtay ayaa maanta
booqasho ku tegay xarunta cusub ee
gudiga Olympicada Soomaaliyeed GOS, waxaan halkaasi ku soo
dhaweeyay gudoomiye Wiish.
|
|
|
Dowlada
KMGah iyo ururka Ahlu Sunah oo manta ku shiray
magalada
Muqdisho, ayaa isla gartay in ay iska
kashadaan dagalka ka dhanka ah kooxaha dowlada
ka soo horjeeda. |
|
|
Muqdisho
oo mar kale wareeg culus oo dagaalo ah isku
diyaarineysa,
kasoo u dhaxeeya ciidamada dowlada oo qalab
mileteri kensaday iyo kooxaha ka soo horjeeda. |
|
|
Hobyonet .Com Khamiis June,11, 2009 |
|
|
Ra’isal
wasaaraha Xuukumada KMGah Cumar C/rashiid oo
mar kale ku
celiyay in dowlada ay cagta marin doonto
kooxaha ka soo horjeeda ee dagaalka ku wada. |
|
|
Afhayeenka
Xisbul Islaam Sh Xasan Mahdi ayaa wax laga
xumaado ku
tilmamay dilkii loo geystay agaasimihii
idaacada Shabelle, isagoo ka gaabsaday inuu
sheego cidii dishay. |
|
|
Midowga
maxkamadaha ee taabacsan dowlada KMGah afhayeen
u hadlay ayaa beeniyay in wax ciidan iyo
gawaari dagaal ay ka goosteen dhinacooda.
|
|
|
Hobyonet .Com Arbaco June,10, 2009 |
|
|
Wariyayaashii
shalay shaqadoodii ka tagey oo madaxweyne Sh Shariif
weydiistay in uu garaar maliyadeed siiyo
si ay u garaan dalalka deriska la ah Soomaliya, ka dib kulan ay
galabta la qateen.
|
|
|
Ururka
Xisbul Islaam oo manta Muqdisho ku soo bandhigay labo gaari
dagaal iyo 30 askari oo ka
soo gostay dhinaca midowga maxkamadaha ee taabacsan dowlada
KMGah.
|
|
|
Xarakatul
Shabaabul Mujahidiin ee maamusha gobolka Gedo
ayaa dadka
|