Google   

 

 

 

 

Kooxo hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe dilay askari ka tirsan Ciimada Gobolka Sh/hoose, iyadoo meydka askarigaasina la arkay saakay .

       Hobyonet. Com   Arbaco, July, 02, 2008

Askarigaasi ayaa xalay waxaa lagu dilay deegaanka Balidoogle ee gobolka Sh/hoose, waxuuna ka tirsanaa ciidamada gobolkaasi.

Lama oga sababta loo dilay askarigaan  haseyeeshee waxa alagu soo waramaya ain xaalada deegaankaasi uu mudooyinkaan dambe uusan deganeen.

Dhacdadaan ayaa waxaa lal xiririirin karaa rabshado inta badan ka dhaco wadada isku xirta gobolka ilaa Buurhakabo oo ay ka dhacaan falal dhac iyo boob ah , oo la xiriira burcadnimo.

 Maslah Osman  

    Hobyonet

 hobyonet@gmail.com