Google   

 

 

 

 

 

 Shikadda Ganacsiga Guud ee Ramadaan

(qeybta Magaalada Gaalkacyo)

Daawo sawirada qaar ka mid ah Q.dhismaha iyo korontada ee shirkadu iibiso

 

Shirkadda Ganacsiga Guud ee Ramadaan oo la aas aasay 27/03/08 ayaa isbedel weyn ku soo kordhisay dib u dhiska guryaha magaalada Gaalkacyo.

Shirkadu waxa ay dadweynaha iyo ganacsatada u suurto gelisay in ay ka furto magaalada Gaalkacyo Bakhaar weyn oo lagu iibiyo guud ahaan qalabka dhismaha iyo Korontada.

Shirkadda Ganacsiga Guud ee Ramadaan waxaa ay macaamiisha wax uga iibisaa qiimo jaban oo raali geliya iyo hab dhaqan wanaagsan.

Shirkadu waxaa kaloo ay la saanqaadeysaa shirkadaha ka ganacsada Qalabka dhismaha dal iyo dibedba, waxaana ay xiriir la lee dahay shirkadaha caalamka.

Fadlan waxii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Maamulaha Shirkadda Ganacsiga Guud  Daahir Cilmi Cali  oo aad ka heli karto Telefoonada kala ah: 252-90-795554 / 252-90-655251 / 252-90-857788/  AMA     252-62-62544100/ 313900 /