Israsaaseyn xoogan aya axalay ka dhacday magaalada boosaaso , taasoo dhexmartay ciidamada maamulka Puntland iyo maleeshiyo beeleed.
Hobyonet. Muqdisho Jimco, May, 09, 2008
Xalay aya alaga maqlay rasaas xoogan oo soctay saacdo magaalada Boosaaso .,
Israsaaseyntaasi aya aah mid gelgishay guud ahana magaalada Boosaaso, waxaana labada dhinac isku adeegsadeen hub xoogan oo noocya kala duwan leh.
Talaabadaan ayaa ku soo beegantay xilli ciidamada amaanka ee bilaabeen in ay sameeyaan roondo kaddib qalaaase iyo rabshado hubeysan oo ku soo kordhay magaaladaasi Boosaaso.
Sidoo kale, waxaa xabsiga la dhigay agaasimihii Idaacada SBC Mowliid Xaaji C/weli, iyadoo lagu xiray amar qaldan oo maamulka puntland ku bixiyeen xariga mas'uulkaasi.
Maslah Osman
Hobyonet