Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabada ayaa dib ugu soo laabtay deegaanka Janta Kundisho, isagoo ku sii jeeda Xarunta goblkaasi ee B/weyne.
Hobyonet. Muqdisho Isniin, May, 05, 2008
yuusuf Dabada geed aya asheegay in aysan waxba ka jirin xil ka qaadista uu ku dhawaaqay Ra'isalwasaraaha dowladda isla markaan uu ku soo magacaabay xubno cusub oo matalaya gobolkaasi.
Yuusuf Daba geed ayaa waxaa ku wehliyay deegaankaasi meel u dhow magaalada B/weyne ciidamo Itoobiyaan ah waxuuna sheegay inuu tagi doono xaruntiisa halkaasin uu ka wadan doono howl galo ku saabsan sugida amniga.
Hadalka Yuusuf dabageed ayaa ku soo beegmay xilli ciidamo itoobiyaan ah ay dib ugu soo laabteen fariisinkii Janta Kundishe, waxaana la sheegay inuu garab kaga helayo gelitaanka gudaha
Maslah Osman
Hobyonet